Aufrufe
Videos
API
400K
Live YouTube Abonnentenzähler
Loading Advanced Analytics...
HIGSI NO.1
Assalaamu Caleykum Waraxmatullaahi Wabarakaatuh
Ku soo dhawoow channel-ka Higsi No.1. Halkan waxaad ka heli doontaa qisooyin dhab ah oo taabanaya nolosha dadka, kuwaas oo leh jacayl, murugo, qiyaano, farxad iyo casharro nololeed oo qof kasta wax ka baran karo.
Qisoyinka aan soo gudbino waa kuwo xiiso leh oo mararka qaar kaa qoslinaya, mararka qaarna kaa ilmeynaya, laakiin mar walba ku siinaya fariin muhiim ah oo nolosha ku saabsan.
Channel-kan waxaad ka heli doontaa:
✔ Qisooyin murugo leh
✔ Qisooyin jacayl iyo qiyaano
✔ Sheekooyin nolosha dhabta ah
✔ Qisooyin dadka ku dhaca oo cashar leh
Haddii aad jeceshahay qisoyin xiiso leh Subscribe saar channel-ka Higsi No.1, like saar, share garee, kana tag comment si aad noogu dhiirrigeliso inaan idiin soo gudbino qisoyin cusub.
Haddii qiso kugu dhacday oo aad rabto in lagu soo gudbiyo channel-ka, nala wadaag WhatsApp:
📩 00252615883904
Mahadsanidiin taageeradiina. ❤️
Embed
Verfolgen Sie YouTube-Abonnenten in Echtzeit. Live-Statistiken, Aufrufe, Creator und Suche nach Benutzernamen.
Videos
10 Qof oo xun waxa ka qimo badan 1qof oo wngsn #higsino
Uploaded
986
Aufrufe
167
Likes
20
Comments
About RealtimeSubCount.com
Verfolgen Sie YouTube-Abonnenten in Echtzeit. Live-Statistiken, Aufrufe, Creator und Suche nach Benutzernamen.